Af Soomaaliga cusub ee dhalinta maanta

Af-Soomaaliga Cusub: Kelmadaha Dumarka Casrigani Ragga Isaga Difaacaan – Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Hay sudhan
Gaastarida ila dhaaf
Haygu nasiibsan
Zaad-kaagaa cas
Ma hawada ayaad naga soo raacday
Duri baa lagaa qaadayaa
Ilka casaanta ila dhaaf
Bal qori ardaagan eega
Barashadaadan eeday
Fiishtaa kaa maqan
Cusbadaa kaa yar
Qofkan dabku ka dhacsan yahay
Kookaha kama helo
Maxaa igu wadhay kan
Laab-dilaac ayaan kaa qaaday
Ku samayso ayaad is-lahayd
Taydh ayaan kuu qasi
Laydhka lagaa jaray
Kor u hay
Afka suqaarka ah ila dhaaf
Naqas ha iila iman
Seetada iga daa
Indho-casaanta ila dhaaf
Buul ha iga daba dhisin
Ha is-kayn barin
Falaadhaha iga daa
Hindiyada igala tag
Waa afka nool
Cadeedaad sidataa
Ha igu liin bixin
Cid baad u kiraysan tahay
Gaadhigayga ma tihid
Hawad raac
Maskaxda furo
Qaraxa ila dhaaf
Meel kale ayaad ku tigtigan tahay

Cali Cabdi Coomay
Suxufi, qoraa ah.