Djibouti Baaldi madhan iyo Gaajo Bira weyn

Djibouti.(xeerNews)

Inkasto dawlada Djibouti ay mudooyin fara badan ku faanto in u dalka Djibouti 15 sanno ee la soo dhaafay ku talaabsay harumar baaxad wayn oo la taaban Karo Hadana markaad gees kale ka joogsato waxaa Djibouti laf dhuun gashay ku noqday xaqiiqaha aan indhaha laga qabsan karayn ee ka jira dalka.

Dawladu waxay mar kaste iyo meel walba la joogta dhismooyin waa wayn oo leh dekado,jidad,Guryo,Gorooma Diyaaradeed,dhabooyin Xadid warshadu,Biya-xidheeno,Beero dalka iyo wadama jaarka ah laga hirgaliyey oo Djibouti laga leeyahay,biyo galin laga soo faruuray dalal jaarka,koronto raqiis ah iyo qaar kalo fara badan.

waaxasoo horuma ah marna lagama arko nolosha iyo tafaha ummadda reer Djibouti oo maanta ku sifoobay shacabka geeska Afrika kuwa ugu daxli buuran uguna nolol liita.