Wixii ay reer Sitti awoodi waayeen in ay kala hor tagaan Cabdi Iley oo ay reer Gaashaamo ku dhiiradeen

Dire-dhaba (XeerNews)July.9,2016-Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo xasuuqii arxan daarada ahaa ee ay ciidamada liyuu boolisku ka gaysteen deegaanka Jaamac Dubad ee degmada Gaashaamo ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada.Waxaana mudaharaadkan dhigaya jahliyada somalida itoobiya ee ku nool Ottawa dalka canada, waxaana uu mudaharaadkani ka dhacayaa safaarada dalka itoobiya ku leedahay magalada Ottawa ee dalka Canada.Haddi waa horee si wada jir ah looga soo hor jeesan lahaa talis Cabdi Iley oo ay reer Sitti hormood u noqon lahaayeen markii maatidooda lagu hor laayey ee dhulkooga hooyo Canfarta loo diiqay.
Kacdoonka iyo mudaharaadkan ka biloowday dalka Canada wuxuu si dhib yar u sababi kara in u Ina Iley goor dhow ka firxow Killilka Soomaalida Ethiopia Soomaalida Ethiopia maaha in reer walba maalinta la xasuuqo biri ma geydooda in ay soo baraarugan ee in yeeshaan hogaan midaysan oo lagu diidan yahay dhiigyacabkan Cabdi Iley. 

  915 Active Vistors Online