Wax ka dhageyso Guulihii iyo faaidooyinkii madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan(Xogta Dahsoon)

Dire-dhaba ( XeerNews)July.10,2016-Raysalwasaarahii hore ee Dalka turkiga Rajab Dayib Ordogan xiligana ah Madaxweynaha Dalkaasi ayaa intii uu soo hogaaminayey wadanka Turkiga waxa uu ku sameeyey isbedel horumarineed oo aan noociisa hore loo arag isbedelkaas oo saameeyey dhinacyo badan sida dhaqaalaha iyo arimaha bulshada,  si rasmi ahna looga dareemay nolol maalmeedka  dadka muwaadiniinta ah.Halkan hoose ka daawo muuqaalka