War cusub:Ardayda Turkiga wax ku baratay iyo kuwi Jaamacadaha laga xidhay oo laga Farxiyey

Djibouti (XeerNews)
Barlamaanka Dawlada Turkiga ayaa Ansixiyay sharci u ogolaanaya inay shaqeeyan Ardayda waxku baratay wadanka Turkiga.

Waxayna Arintaan Fursad siin doontaan Ardayda kala duwan ee dalkaasi wax ka barta, Kuwaasi oo ay ku Jiraan Ardayda Soomaalida.

Dhinaca kale Wasaaradda waxbarashada ee Dawlada Turkiga (YOK) ayaa soo saartay liiska jamacadaha ay dhigan doonaan ardaydii dhiganaysay jamacadihii la xidhay. waakan magacyada jamacdaha aradydu u wareegi karaan.

1. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎İpek‬ University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Ankara‬ sosyal bilimler university.

2. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Bursa‬ Orhangazi University waxa ay u wareegi karaan jamacadda Bursa Teknik university.

3. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Canik‬ Başarı University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Ondokuz‬ Mayıs university.

4. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Selahaddin‬ Eyyubi University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪#Dicle‬ university.

5. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Melikşah‬ University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Erciyes‬ university.

6. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Mevlana‬ University siiba kulyadda wax-barashada waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Necmettin‬ Erbakan university.

7. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Mevlana University siiba kulyaddaha kale (marka laga reebo wax-barashada) waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Selçuk‬ university.

8. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Şifa‬ University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‎Ege‬ university.

9. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Turgut‬ Özal University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Yıldırım‬ Beyazıt university.

10. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‎Zirve‬ Özal University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪‎Gaziantep‬ university.
11. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎izmir‬ University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪Dokuz‬ eylül university.

12. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪Murat‬ Hüdavendigar University waxa ay u wareegi karaan jamacadda ‪İstanbul‬ university.

14. Ardaydii dhiganaysay jamacadda ‪‎Gediz‬ University khaasatan ardayda kulyadda sharciga dhigta waxa ay u wareegi karaan jamacadda Dokuz eylül university.

15. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Gediz University waxa ay u wareegi karaan jamacadda Dokuz eylül university.

16. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Gediz University waxa ay u wareegi karaan jamacadda İzmir Katip Çelebi university.

17. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Süleyman Şah University waxa ay u wareegi karaan jamacadda İstanbul Medeniyet university.

18. Ardaydii dhiganaysay jamacadda Fatih University weli lama soo saarin jamacadda ay dhigan doonaan laakin wasaaraddu waa ku jirtaa hawshooda.Gorgor agency.