Ra’isal Wasaare C/Rashiid ayaa Magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobooleed

Muqdisho(XeerNews)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Fadlan Lifaaqa hoose ka Akhriso Digreetada Ra’iisul Wasaaruhu ku magacaabay Guddiga.

10 11 13

unnamed15