Tacsi

Bahda Warbaahinta XeerNews24 waxay tacsi Tiiraanyo leh u diraysa dhamaan qoyski,Qaraabadi,iyo Eheladi u ka Geeriyootay Marxuun Xaaji Ciise Xareed Wabar oo ku Geeriyootay Magalaada Dire-dhaba waxanaan Marxuunka Ilaahay uga baryayna in u Janaatul Fardowsa Geeyo dhaaman inti Ifka kaaga HadhaynaSamir iyo iimaan ka siiyo

Inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi raajicuun