Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Muusa Bixi Saylici iyo reer Boorama miiska hoostiisa ku soormay dhulkii ciise ee xeebta Lughaya

18. August 2016/in WARAR/NEWS /von admin

 

Saylac(XeerNews)
Wararka dheeraadkaa Ee Ka Soo Baxaya kulankii Habeenkii Xalay Ahaa ku dhexmaray Hotel Rays Ee Magaalada Borama Weftigii Uu Hogaaminaayey Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaan) Ayaa Ku Dhamaaday Is Agranwaa Siyaasadeed ka dib Markii labada Dhinac Ee Kala Ah Xukuumada iyo Hogaanka Dhaqanku ay isku mariwaayeen Qorshaha Fulintiisa Ay Xukuumadu Dabada Ka Riixaysay Ee Ahaa Sidii Diiwaan Galin Looga Bilaabi Lahaa Deenada Aan Laga Codaynin Ee Xayiran Kuwaasi Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal Gaar ahaan Degmada Lughaya. iyo Sidoo kale qodobka Labaad Oo Ah Saami Qaybsiga Tabashadiisa Ay Reer Awdal ka Muujiyeen.

Dhamaanba Masuuliyiintii iyo waxgaradkii Hadalada iska Daba Qaatay Ayaa Meel Adag iska Taagay Mawqifkooda ku Aadan In Dib Looga Bilaabo Diiwaan Galin Goobahaasi Dal dalan islamarkaana waxaa ay gaashaanka u Daruureen Qorshaha ay Xukuumadu Wadatay Ee Ahaa In Diiwaan Galinta La Geeyo Goobahaasi ay horay uga dhicin wayday Diiwaan Galinta iyo Doorashooyinkuba.

waxaanay waxgaradkii iyo salaadiintii ku adkaysteen go’aankoodaasi iyo mawqifkaasi Ay ka hor Cadeeyeen Madaxweynaha iyo weftigiisii.

Dhinaca kale Masuuliyiintii kala duwanaa Ee Madashaasi ka hadlay Ee La Socday weftiga uu Hogaaminaayey Madaxweyne Siilaanyo ayaa Ugu Horayntii isku Dayey in ay ka shaafiyaan kana Raaridaan Salaadiinta iyo waxgaradka sida ay suura gal ku tahay In Goobahaasi la Geeyo iyo Diiwaan galinta Kaadhka Codbixinta.     Hase Ahaatee Waxaa Ku Adkaatay Weftigii Uu Hogaaminaayey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo In Ay ka Dhaadhiciyaan Salaadiinta iyo Waxagaradkii Kulankaasi Kasoo Qayb Galay Qorshihii ay kaga soo amaba bexeen Magaalada Hargeisa iyo Qasriga Madaxtooyada S/land.

Gaba Gabadii iyo Gunaanadkii Markii uu soo dhamaaday kulankaasi Waxaa siweyn loo Hadal Hayey Hadaladii Calaacalka iyo Wantaadka ahaa Ee Ka Burqanaayey Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Wasiirka Madaxatooyada S/land Maxamuud Xaashi Cabdi waxaana Muuse Biixi Diiwaanka u galay sida aaan ka soo xiganay Ka Qayb Galayaashii kulankaasi “Aniga Iyo Saylici Faalbaa Noo Galay in Halkaasi Aan Diiwaan Galin ka Samayni Madaxweynihii hore Ee Putland C/raxmaan Faroole Waxaa Uu Doorashada ku waayey wax ka yar 5 Cod Haddii Goobahaasi la Furo Waxaan Hubaa In Cod Aan ku Guulaysto Uu Ka Imanayo Halkaasi.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2016/08/Saylici-iyo-Bixii.png 184 274 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2016-08-18 11:48:482016-08-18 11:51:38Muusa Bixi Saylici iyo reer Boorama miiska hoostiisa ku soormay dhulkii ciise ee xeebta Lughaya

raadin

warki u dambeeyey

  • Al Fanaan maslax Middeeye oo si xirfadaysan uga hadlay heesti ruxdday quluubta ummadda islamka ah.
  • Trump Oo Warqad Dad Badan ka Yaabisay U Qoray Madaxwayne Biden-ka Bedelay.
  • Sideed (8)Arimood Oo Trump Ka Sheegay Somalida Intii Uu Xilka Hayay.
  • Basaaska weyn ee reer Falastiin M Daxlaan oo lagu arkay geeska Afrika
  • Ismacil Cumar Gelle Oo Markii 5aad Musharax ah Iyo Mucaaradka Oo Ku Dhagan.

kaydka wararka

  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Sheekh Abdirahman Bashiir iyo Miisaankiisa Siyaasada Djibouti Reer Hargeysa markay Baahan yihiin waxay iska soo horaysiyaan rag Ciisa ah
Nach oben scrollen