Masuuliyiin Hargeysa laga soo Abaabulay ayaa soo Gaadhay 6-di goobood ee Bariga Lughaya

11421370_840300849350527_254846213469853959_n

Bismilaahi Raxmaanaraxiim,
salaan kabacdi,
 Waxaa gaadhay degmada
Lughaya wasiirka ciyaaraha iyo  w/k/xigeenka cadaalada ee maamulka
somaliland,oo ah shaqsiyaadka qudh ah ee ka soo   jeeda gobolka Selel
ee ka mid ah xukumadda madaxweyne A.M.Siilanyo,sobobta ay u tageen
Lughayana lagu sheegay inay ogolaysiiyaan dadka degaankas inay markale
iska diwaangelinyaan goobaha lixda ah ee horray looga xayiiray diwaangelinta,
si looga codeeyo madaxweynaha mustaqbalka.
Sida laga warqabo,goobahan,wax ay xayiraadu saaran tahay  laga soo bilaabo
2005tii,oo ahayd  markii ay dhacaysay doorashadii Golaha Wakiiladda somaliland,si ayna codad uga helin xildhiaanadii u meteli lahaa beesha Ciise ee Qaadacay
golaha Wakiiladda,somliland,ila maatana wali ka maqan saxadda Siyaasada  arrintasna waxaa ka dambeeyay maamulka
Daahir Rayaale,waana arrin xadgudub ku ahayd shacabka degaanadas in la
yidhahado codbixin aan jirin gala,si  loogu codeeyo madaxweynaha kaliya markale isdiwaageliya,
iyada oo shacabka goobahas laga xayiray doorasda,ay horray iskaga diwaan-
geliyeen Lughaya
Waa yaabe kuwa imanka  loo soo diray inay ka dhaadiciyaan shacabka,reer salal inay
mardambe isdiwaangeliyaan,maxa ay u arkii layihiin xaquuqda ka maqan
shacabka  goobahas degan.
Qore Injineer Xaaji X M Warsame