Sida loo Arka Rayiga ah Wixii 19690-kii lagu Heshiiyey Inari Tidha Waan Bedelay

Bismilaahi Raxmaanaraxiim,
Waxaan ku bilaabaya salaanta islamka,asalama
calaykum wabrakatuhu,waxaan ku xijisinaya,arrimahan ka taagan Som/land
ee,qaar leeyhiin gooni ayaan Somalia uga gonay,qaarkalena leeyihiin  Somali-
weyn ayaan doonayna,qarana leeyihiin xaduudihii soo yaalka ahaa,ayaa wax
ka bedelayna,qaarkalena leeyihiin lama bedeli karo,
Horta bal maraka hore,qofka si fiican u fikira,wuxuu iswweydiinaya gebiahaanba
somalida maxaa ka qaldan, su’aashaasi kuma eka somalida oo qudha ee waa
su’aal qofkasta oo addunyadda ku nooliba isweydiinayo,sobobta loo garawsan
la yahayna  waa ummad  isku mid ah dhinackasta oo aad ka eegtid,xag dhaqan,
xag diineed,iyo xag af. oo hadana aan arrin ku heshiinayn waligood.Haddii aan
tusaalo u soo qaato,arrinta gooni-isku-taaga,som/land, waxa ay maraysa in ka
 badan 25 sanno,waxa ayna wali arrintu joogta dawlad gaar anahay,iyo Maya ma-
nihin. Marka maxaa loo baahna in la sameeyo, oo ay xalaal ku noqto gooni-isku-
taaga som/land; wuxuu ahaa in la sameeyo wax loo yaqaan AFTI,ama Referedum,
addunyaduna goob-joog ka tahay.
Wixii taas ka geddisan ee lagu hadlayaa,waa hal bacad lagu lisay,cid addunyada
ka rumaysan ma jirto,waan in sidas la sameeyo,ama la iska dhaafo waxyaabaha
lagu hadaqayo ee ah citiraaf ayaa ka raadinayna dawlad hebel iyo wax la mid ah.
Waan fikrado ticiif ah in maalin walba dhawr nin oo ah kuwa ka soo jeeda gooni-
isku-taaga,meel lagu Shiro luguna yidhahdo Wasiir ayaa ku siinayna ee waxaad
tidha,diiwaangelinta waan oglahay,
Haddii aan u soo noqdo,lixdan goobood,ee bariga d.Lughaya. Horta lixdan goobood
waa degmo  Ciise,gaar ahaan reer Cawl,kasii gaar ahaan jufada Cabduraxman
Ceeleeye, waxaa la dega beelaha samaroon ,gaar ahaan Maxadcase.Beelaha
Isaaq,gaar ahaan Sacad Muuse,waa ay soo degaan,hase yeeshee,rasmi u aha.
Horta bal marka hore in sidas loo wada fahmo ayaa  shardi ah,arrintasi ma’ah
wax afkun aan ka leenahay ee taarikhida soo yaalka ah.imikana arrintu waxa ay
 ku fiican tahay inay seddexdan beelood,shir iskugu yimaadan,gaar ahaan Ciise
 Sacad Muuse ka heshiiyaan,waayo,arrintani in xaduudaha sidii ay ahaayeen wax
 laga bedelo,waxaa horseeday beeshan konfur galbeeld,ee hadda dhegta waxa ugu
 sheegaya Cali  Aareeye, inuu sidas u hadlo.Lughayana kuma xalaalobayso raacitani u Rayaale soo raaciyay, Borama,waana habeenkii xalay oo tegay.
Wabilaahi tawfiiq
Qore:HM .Warsame