Adhigii Haraaday ee Geela u Qayla Dirsaday

Sida aan ognahay, xoolaha iyo dadkuba waxa ay ku nooyihhin waa biyaha,ha
la acabo,cunto ha lagu karsado,ha laisku nadiifiyo dhinac walba biyo waa lagama
marmaan.Somalidu waxa ay ku sheegaysata,adhii baa haraaday,wuxuuna
isweydiiyey sidii u biyo ku heli lahaa: wuxuu ku heshiiyey war geela halkas daaqa
aan weydiisanno sidii aan biyo ku heli lahayn.Geeli waxaa lagu yidhi,anagu waxan
nahay adhii haddii aaan qaylino,qayladayada loo qaan mayo inaan biyo u baahnay,
ee geelow adiga markad olosho loo qaadanaya inaad biyo u baahan tahay ee olol,
sidasna biyo ku heli doone.Waayo hora loo yidhi hasha oloshay ama omanayd ama
ilmaha weyday.
Hadaba arrimahan 6 goobood ee xayiran,waxaa ka dhex muuqda,waxyaabo sidas
u eeg,oo dad kale oo dhul balaadhsi raba,ayaa ku damba dhumanaya,dad kale,
waxa ayna xidhiidh la leedahay arrintii horay loogu tashaday ee ahayd Lughaya
waxa la raaciyey gobolka Bakii ,anigu odhan maayo gobolka Awdal,waayo dee Awdal ma’ah wax dhadhamaysa.Bakii inay tahay magaalo madaxda Borama waxa
 dicreeto kusoo saaray Moxamad Siad Barr,iyada oo horay u ahayd meel qolyaha xoolaha daweeya ay olda Dabkaruubku hayo ku talaali jireen,taasna la diidan yahay oo la doonayo magac Awdal in la qaato,Bakiina la diido,iyada oo la ogyahay Awdal
cida iska leh,iyo taarikhdeeda,waana ta somalidu tidha lugii jeeni ma dhaafto.
.Mid kale ayaa jirta,somaliland iyada oo aan ctiraaf haysan wali ayay bilawdaqy
inay ku dhaqaaqdo waxyaabo dastuurka kasso horjeed oo ay kula kacayso beelaha
qaar,waana ta somalidu tidha maba dhalane dhawrtaysan oga.
Midna waxa ay noqotay,wax la ogaaday,in beeli markay u baahan tahay hiil iyo
hoba,ee aad u horto inaad ku taargertid,waxalaale iyo wiixii awooda ah,markay
muraadkeed gaadho in ayna  ku abaal gudin. Arrintas waxaan uljeedana beesha
dhexe ee hadda ku doodaysa Ciise dhulka u ka guuray,waxanan leeyahay sobobta
Ciise ku barakacay taageeradadii bay ahayd, ee ogsoonaw,waxna ka bedela waxa aad kula dhamaysan..
Ciise German Community.