Maxkamad ku taala magaalada Mumbai ee India ayaa dil ku xukuntay 50 Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 119 qof oo laga qabtay xeebaha ka baxsan Soomaaliya isla markaana lagu eedeeyay inay ahaayeen burcad badeed.50 qof oo Soomaali burcad badeed ah oo maxkamadda dalka Hindiya ku xukuntay dil
|
||||
|