Jiirku u ku Qaniina una kuu Affuufa si aanad u dareemin

Waxaan jcelahay,inaan ka hadlo,arrinta 6  degmo ee la iqaabay,xaryiraadana
laga saaray waxakasta oo la xidhiidha  nolosha bani’aadamku  u baahn yahay,
haba u sii darraato inay wax doortaan,taasoo ka mid ah arrin dastuuri ah,inuu
qofku wax doorto ama isagaba la doorto. Su’aasho waxa weeye,maxaa sidas
loogu iqaabay degmooyinkas? Jawaabto ma’ah mid sidas u fog ee kaliya waa
siyaasad guracan,salkana ku haysa qabyaalad,iyo hinaase ku jeeda meel kale,
oo aan khusaynin 6 degmo. 6 degmo,waxa ay mid yihiin dal weynaha somaaliland
mushtamac  deganina,waa somalilanders,sida awgeedna,waxa ay mudan yihiin
inay helaan xaquuqda ay xaq ugu leeyihiin maamulka somaliland.
Waxaa caaddo noqotay,in marka laga dareemo,inay kacdoon sameeyaan,waxaa
la waca dhawr odayo dhaqameed ah,dhawr maalmood ay ayaa la seexiyaa Hotel,
waxaana lagu xotxota,inaysan kacdoon samayn,sidas sayna ku lumiyeen xaqoodii.
Waxaan ku baraarujinayna,inay xaqooda doontan oo ayna cidna uga gaban,cidna
ku ixtiraamain. Ma waxaad garan weyndeen,inaad fahantaan,waxa goboladda kale
ama  degmooyinka kale ee dalka u jiri weyeen meel laga xidhay inay wax doortan.
Waxaa lagu talagalay in la idinla dhaqmo,sida bahalka loo yaqaan jiirka oo marku ku qaniino,haddana ku afoofa,si aanad u dareemin.Ogaada inaad indinku ka hurdan
 xaqiin.
.
Alle mahadleh
Qurba joogta Ciise ee Germany.