Nin Walba Tebinadi Ridayee Ma anaa Tol Laawa ah

Sida aan ognahay,Somaliland waxaa ka socda olole loogu jiro doorashooyin
la filayo inay ka kabsoomaan 2017ka,inkasta oo shakii dadaka qaarkii ka
mujinayaan in doorashaba dhici karaynin,sobobta ay shakiiga u gelinayaana
waxa ay tahay,beesha caalmka ee qarajka doorashooyinka qayb ka bixin jiray,
oo ku dhawaaqay inaysan dhaqaale bixin doonin,iyaga ku gacansaydhay
go’aankii u m/ne Siilanyo ku kala qaaday doorashooyinka, ee u ku sheegay
inusan doorashada golaha wakiiladdu suurtagal ahayn ilaa sami qaybsiga
kuraasta beelaha xal laga gaadho.
Hadaba sikastaba, ha noqotee, waxa xoog uga socda somaliland tartamadda
loogu tartamayo jagada madaxweynimo,iyo jagda m/ne/k/xigeenka,waxaana
ka socda dalka kambayin xoogle oo beelaha degan,beel walba taagerayso
musharax gaar ah,hase yeeshee,beesha Ciise cidina uma sharaxna oo waan
ognahay,cid ay taageersana ma arkayno,ee Sobobtu waa maxay?
Waxaa arkayna xitaa beelihii Gabooye,oo si weyn uga ´qaybgalaya  taageere-
yaasha,Somaliduna waxa ay ku mahmahada dabkii baxaya ayaa dabka lagu qabsada, midna xaq baad u leedihiin inaad qadadaan inaad codaysan,waayo
 goobihii aad ka codayn lahaydeenba xayiraad ayaa ka saaran in laga codeeyo.
 
Alla mahadleh
Qore;
H.M.Warsame