Liiska Golaha wasiirada Cusub ee Itoobiya & Xubnaha ka soo jeeda Kililka 5aad
Liiska Golaha wasiirada Cusub ee Itoobiya & Xubnaha ka soo jeeda Kililka 5aad
Addiss ababa-(Xeernews24)
Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno wasiiro cusub.
Haddaba waa kuwan magacayadii wasiirada cusbaa ee lagu dhawaaqay:
- Dr. Workineh Gebayehu> Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada
- Mr. Tagesse Chafo > Wasiirka Wasaarada Adeega Shacabka Iyo Cududa Shaqaalaha
- Dr. Abraham Tekasta > Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Dhaqaalaha
- Dr. Bekele Muladu > Wasiirka Wasaarada Ganacsiga
- Prof. Fikadu Beyene > Wasiirka Wasaarada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga
- Dr. Eyasu Abraha > Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga
- Dr. Eng. Getahun Makuria > Wasiirka Wasaarada Science Iyo Technologyada
- Mr. Ahmed Shide > Wasiirka Wasaarada Gaadiidka
- Dr. Ambachaw Mekonnen > Wasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka Iyo Guriyeynta
- Eng. Ayisha Mohammed > Wasiirka Wasaarada Dhismaha
- Dr. Eng. Sileshi Bekele > Wasiirka Wasaarada Biyaha,Waraabka Iyo Quwada Korontada
- Mr. Motuma Mekassa > Wasiirka Wasaarada Macdanta, Petroleumka Iyo Shidaalka Dabiiciga
- Dr. Gemado Dale > Wasiirka Wasaarada Arrimaha Deegaanka,Kaymaha Iyo Isbadalka Cimilada
- Dr. Shiferaw T/Mariam > Wasiirka Wasaarada Waxbarashada
- Prof. Yifru Birhana > Wasiirka Wasaarada Caafimaadka
- Dr. Girma Amante > Wasiirka Wakaaladaha
- Dr. Hirut W/Mariam > Wasiirka Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska
- Mrs. Demitu Hambisa > Wasiirka Wasaarada Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta
- Mr. Ristu Yirdaw > Wasiirka Wasaarada Dhaliyarada Iyo Ciyaaraha
- Mr. Kebede Chane > Wasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada
- Dr. Negari Lencho > Wasiirka Wasaarada xidhhidhka Arrimaha Dawlada
Sidoo Kale Waxa Uu Raysal Wasaaaruhu Ku Dhawaaqay Wasiirada Aan Laga Badalin Wasaaradihii Ay Horey Ugu Qornaayeen.
Haddaba Xubnaha Kaabineega Aan Laga Badalin Xilalkii Ay Hayeen Waa Kuwan Soo Socda
- Demeke Mekonnen – Raysal Wasaare Kuxigeenka
- Siraj Fegessa – Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga
- Kassa Tekleberhan – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Fedaraalka Horumarimnta Reer Guuraaga
- Dr Debretsion Gebremichael- Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Iyo Technologiyada
- Ahmed Abitew – Wasiirka Wasaarada warshadaha
- Getachew Ambaye – Xeer Ilaaliyaha Guud
- Abdulfetah Abdulah – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Bulshada Iyo Shaqaalaha
- Dr Yinager Desse – Komushineerka Komoshinka Qorshaynta Qaranka
- Asmelash Woldesilasie – Golaha Sare Lehna Awood Wasiir