War Deg Deg Maamulka Galmudug oo War kasoo Saaray Dagaalka Ka Socda Magaalada Gaalkacyo isla markana Sheegtay
Galmudug ayaa ka Hadashey Dagaal Xoogan oo Maanta ka Socda Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug,
War Saxaafadeed kasoo Baxay Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG Galmudug ayaa Looga Hadlay Dagaalka Socda,
Waxaa lagu Faafaahiyay Dagaalka Socda iyo Sida Galmudug u Aragto Dagaalkaasi iyo Cida Jabisay Heshiisyada laga Gaaray Magaalada