Hanaanka Ay Gobollada Waqooyiga Soomaaliya Ku Dooranayaan Xildhibaannada Labada Aqal Oo la Shaaciyay
Waxaa lasoo bandhigay hanaanka doorashooyinka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeybgalayaan doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lagu wado in Muqdisho ka dhacdo.
Hanaanka doorashada Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka sare ee ku matalaya Baarlaaanka deeaanada Somaliland ayaa ka duwan sidii hore, waxaana lasoo bandhigay qaababka ay u dhacayaan doorashooyinkaasi.
|
|||
· mamaan on November 11 2016 · ![]() |