Reer way Guul waydaynayaan Haseyeeshee Hubshaa loo Baahan yahay

Waxaan arkayna inay dadweynaha Reer Selel,u gulwadaynayaan Kulmiye,
hase yeeshe maxa ay kufadhida gulwadayntu maxa ayse laga
rajaynayaa inay u soo kordhiso Selel oo laqa sugaya Xisbiga Kulmiye?
Gobolka Selel,oo ku caan ah in wax laga soo qaato,aanse
waxba la geyn uma baahna gulwadayn madhan.
Waa ay fiicnan lahayd,haddii gulwadaynta loo gulwadaynayo,
Kulmiye wax ka beddeli doonto,xaaladda 25 Sanno jirsatay ee u ku sugan yahay
gobolku,iyo boobka lagu hayo gobolka,dibna loogu celin lahaa
degaanadda laga bililiqaystay,ay ka mid tahay Lughaya,iyo
lixda goobood ee in wax laga doorto ka xayiran tahay. Haddii
kale gulwadaynta Kulmiye loo guulwadaynayo waa badh kumataal.
Qore.dulmi diide