Daawo Sawirada] : Qaabka Loo Nashqadeeyey Hoolka Lagu Dhaarin Doono Baarlamaanka Cusub Ee Dalka Somaliya

[

Moqdisho (XeerNews24)
Waxaa ka socota magaalada Muqdisho qaban qaabadii u dambeysay ee ku aadan furitaanka kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dhaarinta Xildhibaanada cusub, iyadoo shalay ay baaqatay dhaarintii Xildhibaanada.

No automatic alt text available.

Diyaar garowga ayaa ah mid heerkiisu aad u sareeyo, iyadoo la xardhay hoolkii uu ka dhici lahaa kalfadhiga u horeeyay ee Baarlamaanka 10aad, waxaana xaflada lagu dhaarinayo xildhibaanada cusub ka qeyb geli doona Madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo ku sugan Muqdisho.

Image may contain: people sitting, living room and indoor

Xarunta Ex School Polizio oo sanadkii 2012 ka dhacday doorashada ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo xaflada dhaarinta Xildhibaanada cusub, waxaana halkaas laga dareemayaa qaban qaabo aad u xooggan

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.