Sawirka Maanta

Maamulka Hargeysa oo Maanta Warbaahinta u soo bandhigtay 12 Masuul oo lagu sheegey in ay yihiin safiiradda ay Soomaaliland ku leedahay caalamka kuwaas oo dhamaantood isku hayb ah wanaan sababta mar kasta loogu sheego maamulka Hargeysa in u yahay Maamul beeleed.