Gooni-isu Taaga Maamulka Hrgeysa.iyo Xubnaha G/Wakiilada ee ka soo Gala D/F/Soomaaliya

 

Ilaa iyo markii la Dhisay Baarlamaanka Feederaalka Soomaolia,waxaa ka
mid ah xubno asal ahaan ka soo jeeda goboladda waqooyi(SL) ee ku dhawaaqday
inay ka go’een goboladda koonfurreed ee Soomaaliya.
Xubnahaasi cidda ay metelaan,iyo
mab’da ay rumaysan yihiin,wali ma araga iyaga oo ka hadlaaya.Haddii ay
u taagan yihiin midnimadda Soomaaliyeed iyo nidamka Feederaalka,maxaa ay
uga qaybgaliwaayeen,shirarka ka dhaca dalka Turkishka ee lagaga hadlayo
gooni-is-taaga Soomaaliland,oo ay caddeeyaan inay iyagu metelaan midnimada
Soomaalia.
Arintootu saw ma’aha mid u eeg mahamaahdii Goryada ee ah ciyaarta hal lug Baan kula jiri,haddii ay xumaatana,waan kala bixi.Ninka ildhibaanka
ah ama mudanaha ah,waa nin xubnimadiisa golaha ku metela siyaasada u
aaminsan yahay iyo ummad u metello(constituency),ee ma ahaa nin golaha ugu jira kaliya GUNNADDA u ka qaato dawladda.Waxaa taa weheelisa,iyaga
jira kaliya GUNADDA u ka qaato dawladda.Waxaa taa weheelisa,iyaga oo aanan tagii karinba,goboladda waqooyi ee ay soo jeedaan,aqlina ma’aha in lagu doodo maamulka somaliland ayaan ogolayn oo na xidhidhayaan,taasoo
ah wax aan suurtagal ahayn,waayo,waxa ay huwan yihiin xormadda(impunity)
lagumana xidhi karo ninka siyaasiga ah fikirka u aminsan yahay,xitaa,wax
ay samayn karaan,inay motion dhexdhigaan Baarlamaanka Feederaalka ee ay ka
mid yihiin,kasoo ay ku codsanayaan inay Soomaalia mid tahay oo aan la kala
gogoyin karin.
.
Waxaan ku soo gunanadaya,inay xubnaha ka soo jeeda goboladda waqooyi,wax
ka bedelaan firkirka shacabku ka qabaan ee ah niman golaha u dhexfadhiya
kaliya GUNNADDA ay qataan.
Qore: H.M.Warsame