Daawo Sawiro ay Sawirtay Kamarada CCTV gaadhigii lagau Fuliyeey Weerarki shalay

 

Muuqaalkan oo lagu duubay Caamarada CCTV ee hotelka Peace ayaa muujisay gaadhi weyn oo si xad dhaaf loogu soo raray fuustooyin lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, iyadoo dhinac kasta ay ka saarnaayeen Fuustooyin aan la garanayn waxaa ku jiray

Qaraxa Gaadhigan ayaa geystay bur burkii ugu weynaa inta la ogyahay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay, waxana dhulka la simay dhismooyin farabadan oo ku teedsan wadada ka timaada Degmada Wadajir oo tagta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.