Dhageyso Madaxweynaha Jabuti Ismail oo ka hadlay doorashada Somaliya iyo rajada

 

Madaxweynaha Dalka Jabuti ismacil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xaalada Dalka somali iyo rajadiisa.

Ismail ayaa ka hadlay xilka uu hayo iyo waqtiga uu ku baneenkaro xilkaasi oo mudo dheer hayo.

Geelle ayaa dhanka kale ka hadlay ciidamada Dalka Jabuti iyo arimaha ay kaga duwanyihiin Ciidamada kale ee somaliya jooga.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka