Sawirka Maanta

Waa Tuulada Afdem ee ku taal Galbeedka Gobolka Sitti ahna Xarunta isla Degmada Afdem Sawirkan waa Ciidamadi dawlada Talyaaniga ee Qabsaday Dalka Ethiopia  Sannadkii 1937-kii waa Mudo maanta laga Joogo 80 sanno iyo dheeraad.

Sidda Qaalibka ah waa caadi in uu Qofka Bini,aadamka ahi Xisaabtamo oo u wax is waydiyo wanaa sababta koobaad ee aan sawirkan iyo Qormadan Gaaban iskugu soo lifaaqay.

80 Sanno ka dib Maxaa reer Afdemeed  iyo Guud ahaan reer Sitti iska badalay?

Waa Sidde Sawirka guud ee Maanta ee Tuulada Afdem gaar ahaan Lagarka Maanta marba Haddi aad aragteen Lagarkii 1937-kii ?