Waa Khasriga Weyn ee Ugaas Mustaphe Mohamed Ibrahim

Waxaa Heer gagabo ah Ku dhow Khasriga weyn ee Ugaas Moustaphe oo dhismihiisu ka socdo  Xaafadda Booraan ee ku taal Magaalada Dire-Dhaba.

Dhismahan oo Farshaxaan iyo Hanaan Casri ah loo Dhisay ayaa ah Khasrigii ugu Horeeyey ee Ugaas Moustaphe loo dhisay tan iyo Markii lagu caleema saaray magaalada Taarrikhda faca weyn leh ee Zaylac Bishii Mars Sannadkii 2010-kii.