Akhriso War-murtiyeed laga soo saaray Dacwada Bada ee u dhaxeysa Kenya iyo Somalia…
Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada midoobeey ayaa go’aan ku gaadhay inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.