Dal-Dhaweehii Shalay iyo kan Maanta Maxay ku kala Duwaanan Karaan?

Sidda ka Muuqato Qoraalka iyo Qiyaasta hoos ku qoran Dal Dhaweehii Horee wuxuu Gobolka Sitti iyo Dalka Djibouti dhex dubaaxin jirey in ka badan 461 km wuxuuna ka joogsan jiray in ka badan 24 Magaalo oo dhamaantood ay tareen la,aan nololi ka jirayn lagana wada guuri doono sida hadaba jirta.

Dal Dhaweeyahan cusub sida la sheego wuxuu gobolka Sitti ku hagan kara uu qudha meel u jirta ila 10 km magaalada taarrikhga ah ee Hadhagaala,Malkaa-Jabti iyo Biki waa 3 magaalo oo kaliya.

Halka dalka Djiboutina laga guuri doono labada magaalo ee kala ah Gubatto iyo Dhacas-biyo hadayna dawlada Djibouti la iman qorshee labadaa magaalo lagu badbaadin sii jirtaankooga iyadoo faaidad ugu wayn ay nasiib u heshay Tuuladi Shabeeley oo noqotay xundhurta iyo rugta dal dhaweeyaha cusub.

Geesta kale waxaan cidna u maqnayn ceelna u qodnayn Gobolkii Sitti oo dal dhaweeyahan cusub siigo iyo fidho mooye aan wax la taaban karo oo hurumar ah laga arkayn.

1>>o-km -Caasimada Djibouti

2>>19 -km-Shabeeley

 

3>>32 -km-Gubatto

4>>52 km-Hol-Hol

 

5>>71 km-Dhacas-biyo

6>>88 km-Cali-Sabiix

7>>98 km-Galiile

(Ethiopia)

8>>108 km-Dawanle

9>>132 km-Caddele

10>>140 km-Ayshaca

11>>162 km-Las-xadhaadh

 

12>>202 km-Hadhagaala

13>>249 km-Mile

14>>266 km-Harawa

15>>291 km-Ceel-Baxay

16>>299 km-Shiniile

17>>311 km-Dire-Dhaba

18>>338 km-Huurso

19>>370 km-Erer

20>>377 km-Gotha

21>>395 km-Biki

22>>421 km-Afdem

23>>450 km-Muuli

24>>461 km-Maa,iso.