Habbalayo ku socota madaxweyne Moxamad Cabdullaahi(Farmajo)
.
Bismilaahi Raxmaanaraxiim,
waxaan Hambalyo kash iyo laab ah u dirayaa
madaxweyne Moxamad Cabdullaahi Farmaajo,oo loo doortay madaxweynaha dawladda Federaalka Somalia oo lagu doortay shalay gelingii dambe Mogadishu,waxaana halkaas qalbijab iyo hongo ka raacday kuwii fragelinta ku hayay doorashada madaxweynaha Somalia. Xildhibaanadda Barlamaanka somaliya,waxa ay adduunyadda u xaqiijiyeen inay yihiin kuwa hanjabaad iyo laaluush midna lagaga horstaagi karin u adeegidda danaha shacabkooda. Hambalyo Hambalyo. H.M.Warsame |