Sidee loo fashilin kara Saldhiga military,ee UAE ka samaysan rabto Berbera.

 

Heshiiska  Saldhigan military,waa mid aan sharci ahayn oo la Rabbo inuu Imaraadka Carabtu ka samaystaan Berbera,waa mid ay ulajeedo ka leeyihiin.
Ulajeedadas  oo ah mid iskugu jirta dhawr nuuc,waxaana ka mid ah:
-koow, in ay dagaal
ka dhex ridaan Soomaalia iyo Itoobiya oo dan weyn ka le dekadda Berbera.
-Laba,
in ay is hortaagto in wax shiidal baadhis ah aan laga samayn Soomaalia,gaar ahaan
waqooyiga Soomaalia.
-Sedex ,in ay ku qasabto Soomaalia in ay qayb ka noqoto dagaal
Faraha lagaga gubtay ee ka socda Dalka Yeman ee  ku salaysan Sunni iyo Shiica.
Hadaba heshiikan oo aanan ku qotomin wax sharci ah,waxaa  si dhibyar isku
hortaagii kara oo wax-kama-jiraan kasoo qaadi kara iyaga oo mooshin ku fashilinaya golayaasha dawlada Feederaalka Soomaalia,waayooyiga
awood buuxda u leh.Waa arin nasiibdaro ah in arliga Soomaaliyeed,maalin walba
 lagu bixiyo ama lagu Xaraasho wa xooga lacag ah oo la yidhahado XAQAL QALIN u Qaata.
Waa  arin fool-xun oo  argagaxle,on sharci ahayn,wax yeelana u leh dalka iyo dadka iyo dhamaan mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.
 Gabagabadii iyo gunnaanadkii, madaxweynaha la doortay mudan Farmaajo
waa inuu seefta galka ka siibo,si u rido dalka la dhaafsanayo xaqul qalinka:
H.M.Warsame.