Dhibaatadda ku haysata shacabka Kastamka Lawyacade, maxaa wax looga qaban waayey?

 

Bismilaahi Raxmaanaraxiim,
Salaan kabacdi,waxaan,la yaabanahay,cabashada
ilaa muddo dheer ka taagan Kastamka Lawyacade,ee ay shacabka degaa
gobolka loo yaqaan hadda Salal,iyo baycamoshtorka  isticimaala kastamka,oo
ay ku dhibaan kuwa arxamla yaalihii,oo lag soo waariday gobola kale,sitana
kiishsh ay raban inay buuxiyaan mudada ay joogaan kastamka.
Sida la sheegayo,uma kala soocna kuwa bayacamoshtorka ah ee awoodi kara
inay biyaan Canshuurta,iyo kuwa masaakiinta ah ee abaartu ka qaaday hanti-
doodi ee aan awood ay ku bixiyaan Canshuur lahayn. Maamulka somaliland
oo inay saldhig , doorasho, iyo Ixtiraaf maahine,aan wax kaleba  aan ka hadlin,
dhego umale inay wax ka qabato
Masaakiinta reerguuraga ah ee markay abaartu ka fara bixisay xoolohoodi cid
kale oo gargaar u fidisana waayeen,naflacaari ugu yaacaya Jabuuti,arxmalayashu
ku dhahan bixiya Canshuur gaadhaysa 31/- doolar.
Dhibatada ka reerguraga gobolka ka haysata,waxa ay qaybi ka tahay, boobka .
dhulkooda lagu  hayo,diwaagelin la’aanta ka xayiraata doorashada,maxaase uga
doodi la yihiin waxgaradkii iyo odayadi gobolka,maxaase lagu amusiiyey?
Waxaa ku gunnaanayaa Bal fadhiga uun kakaca Faraxu fulaba libaanye.
 
Qore:H.M.Warsame.