Daawo Cuqdada iyo Caabuqa oodda soo Jidhay
Dekada Barbara waxay soo jirtay wax ka badan 400 oo Sanno Halka Djiboutina ay Jirtay wax ka yar 140 Sanno Maantana Djibouti waxay Barbara ka Horumartay ama gaadhay heer ay barbara soo daba Ruclayn doonto ugu yaran 200 oo sanno iyo waliba dheeraad.