Ma ogtahay in Roob yaraanta dhulka Somalida Saameyn ku leeyahay Dhulka Xabashidu? By Barkhad Ibrahim.

 

Wax la rumeysanyahay in Dunida dhamaanted mar isku wada taalay jirina qeybsanka Qaaraduhu Xilligaas wax la sheega in dunidu Cimiladeedu ahayd Isku mid markaas waxaa loo yaqaanay juqraafi ahaan magaca Roondiya, goor xilliga ka danbeysay laguna sheego markii Nebi Nuux qowmkisi la halaagayay Biyahii lagu furey ayaa la tilmaama in Dunida ay qeybqeybiyeen sanado danban qeybsan aan weyneynin ku kordhey dhanka Juqraafiga.

Qaabka dunidu u taal qeybsankaas ha kasoo bilaabmo amaba si kale ha ahaade Gobol Cimileedyo kala duwan ayaa dunidu leedahay,dhulka dhaca qeybo ka mid ah Dunidu waa Roobanyahay, halka dhulka qeybo kale oo dhaca meelo kalana Qaleyl yahiin labadaba waxaa loo Nisbeeyaa Gobol Juqraafiyeedka ay Dunida ka dhacaan balse waxaa Jirta in Dhulka Somalidu u dhaco Gobol Cimileedyada kan ugu Roobka badan ha dana ma hello dhulka Somalidu Roobkaas Sababtuna waa Dhulka Xabashida balse inta aanan sheegin Sida dhulka Xabashidu u Raadeynayo aan bal yar Iftimiyo Gobol Cimileedyada dunida keynu kaga naalo Dhulka Wax loo qeybiya Gobol Cimileedyo kala duwan iyago ku dhisan hadba Kulaalaha iyo meesha ay dhacaan.

Dhulka Somalidu Saddexda Lool ee Afrika wuxuu ka dhacaa kan Badhtamaha kaas oo ah Dhul badhaha guud ee dunida Gobol Cimileedkan waxaa dhaca dalalka Galbeedka Afrika qaarkod iyo Badhtamaha Afrika dalal ku yaal kuwaas oo ku toosan Dhulka Somalida Xariiqan Dhul badhaha ama Equaterka loo yaqaan Dhulka u tooska u maro maahane kuwa ku dhowdhow ee masaafada u raadeynkaro u jiro waa Dhul yeesha keymo Jiq ah goor walbana roob ayaa la fishaa waa Cimilo Qoyan oo Heer kulkuna sareeyo.

Hadaba Dhulka Somalidu waa dhaca Gobol juqraafiyeedkan Rooban balse Sababta ula Roob Noqon wayay Dalalkaas wax weeyan Buurleyda ku taal dhulka Xabashida dhulkaas Xabashida ee Joogisu Aadka u sareysa waxay Dhulka Somalida ka bedeshay Cimiladii Dhul Badhaha ee ahayd mid qoyan waxayna u rartey Cimilada qaleyl Xigeenka Heerka Roobka ee Dhulka Somalidan wadar Jibaareed ayaa hoos u celisay tusaale ahaan Buurta Raasa dhesh laydhahdo ee Dhulka Xabashida Joogeedu waa 4620 km taas oo yeelata Roob buured saameyn Negative ah ku leh Dhulka Somalida. Xabashida dad ahaan Iska dhaafo Dhul ahaantoda ayaa Xataa sameyn xun inagu leh FG waan ogahay in Alle Roobka hayo siduu u da’ayaan isaga ku xidhantahay balse waxaan ka hadlayayun Masalo Juqraafiya

W/Q Barkhad Ibrahim