Madaxweyne geele oo isku dhex sawirey Diyaarad ay Ethioipia leedahay isagoo madaxweyne ka ah dal 40 sanno ahaa oo aan hal duuliye la hayn(DAAWO)

 

Madaxweynaha dalka Jabuutti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo nooca qaadka weyn ee Boing 787 ka dejiyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Diyaaraddaan oo ah mid ay dhawaan soo iibsatay shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines ayaa lagu casuumay Madaxweynaha Jabuuti, wuxuuna si parago leh ugu dejiyay garoonka diyaaraddaha Addis Ababa.