Amin Arts oo Sawir cajiib oo Xaqiiqda jirta ka turjumi ka sameeye Isbaadhada uu Jawaari u dhigtay Wasiirada RW Kheyre.

 

Amiir Caamir ayaa sawir uu soo daabacay ku muujinaya in R/wasaraha Soomaaliya uu doonayo samato bixinta Shacabka Soomaaliyeed ee raja beelku hooyga uu noqday.

Halka Guddoomiye Jawaari uu kasoo qaatay in muhiim shaqsiyaad uu wato lagu soo daro wasiirada cusub hadii la doonayo in la ansixiyo.

Sawirkan ayaana noqday kan maanta ugu saameynta badan kana turjumaya xasarada ka dhaxtaagan Xukuumada iyo Golaha Shacabka.