daawo dhibta ay Djibouti iyo Xerta maamulka Hargeysa ku hayaan beesha ciise

sidda la wada og yahay Dawladda Djibouti waxay horey uga rartay dadkii lahaa saylac iyo Lughaya waxay ku xereysa xeryaha Holl-Holl iyo Cali-Cadde in dib loo dejiyana ma ogola maantana waxay raraysaa ciidi iyo caraddi dhulka saylac.