Ka Cabashadda xildhibaanadda DFS,ee xukumadda u soo dhisay R/W. X.C.Khare
Golaha wasiirada cusub ee u soo dhisay,R/Wasaare mudane Xasaan Cali Khayre,waxaa
cabasho ka soo saaray xildhibaano tiradooda lagu qiyaasay in ka badan 100 xildhibaan,
waxa ayna sal uga dhigeen cabashadooda,inaan laga qadiyey xildhibaanadda wasaaradaha
muhiimka ah,iyo inuu R/wasaaruhu baal maray heshiiskii ahaa 4.5 ee soo jiray.
Hayeeshee,cabashada,
iyaga un ay noqdan labada hayadoodo ee kala ah sharci-dejinta iyo fulinta,waana rayi qaldan
in labada hayadood,ee ah inay iyagu iskontarolan, mid kaliya isku noqdan.
Sida laga warqabo,in xukumadan la ansixiyo.sida sharcigu dhigayo,waxa u dhay maalmo yar,
haddii ay weydo kalsoonina,waxa qasab ah in xukumad kale la soo dhiso,taasoo qaadan karta
waqti dheer,iyada oo la ogyahay sida loogu baahn yahay in ay xukumadu degdeg u hawlgasho,
si wax looga qabto dhibaatooyinka ka jira dalka iyo abaaraha daba- dheraaday.
Sidas darteed,waxa wanaagsan,in la ansixiyo xukumadda,arrinta ku sabsan nidaamka 4.5-na
xukumadda waqti baa loo siin kara sixitaankiisa.
Wabilaahi Towfiiq
Qore/Warsame
|