Tirada Dadka Codbixiyayaasha Ee Iska Diiwaangaliyey Gobolada Iyo Degmooyinka Maamulka Somaliland Oo La Shaaciyey iyo Togdheer oo Galbeedka odhan ka shacab badatay

 

Guddiga komishanka Maamulka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday tirada dadka guud ahaanba iska diiwaangaliyey gobolada iyo degmooyinka Maamulka Somaliland.
Waxaana guddigu ay soo bandhigeen tirada degmo kaste iyo gobol kasteba iska diiwaangaliyey iyaga oo aanay jirin deegaanada qaar aanay ku dhawaaqin tirada dadka iska diwaangaliyey si ay u codeeyaan Madaxtooyada,Wakiilada iyo golayaasha deegaanka Somaliland.
Waxaana ay tirada dadka is diwaangaliyey ee ay guddiga doorashooyinku soo bandhigeen ay kala ahaayeen sida tan.
Gobolka Maroodijeex
————————
Degmada Hargeysa:- Waxa iska diiwaangaliyey 222,975
Degmada Gabiley:- Waxa iska diiwaangaliyey 58,087
Degmada Balli-gubadle:- Waxa iska diiwaangaliyey 14,757
Degmada Salaxley:- Waxa iska diiwaangaliyey 16,815
Gobolka Maroodijeex:- waxa iska diiwaangaliyey Isu geyn:312,634 qof
Gobolka Saaxil
—————
Degmada Berbera:- Waxa iska diiwaangaliyey 63,831
Degmada Sheekh:- Waxa iska diiwaangaliyey 15,011
Gobolka Saaxil:- Waxa iska diiwaangaliyey Isu geyn:78,842 qof
Gobolka Togdheer
—————-
Degmada Burco:- Waxa iska diiwaangaliyey 44,954
Degmada Oodwayne:- Waxa iska diiwaangaliyey 23,614
Degmada Buuhoodle:- Waxa iska diiwaangaliyey 9,933
Gobolka Togdheer:- Waxa iska diiwaangaliyey Isu geyn:178,506 qof
Gobolka Sool
—————-
Degmada Laascaanood:- Waxa iska diiwaangaliyey 29,558
Degmada Caynaba:- Waxa iska diiwaangaliyey 31,052
Degmada Xudun:- waxa iska diiwaangaliyey 5,341
Degmada Taleex:- waxa iska diiwaangaliyey 5,145
Gobolka Sool waxa iska diiwaangaliyey Isu gayn :71,096 qof
Gobolka Sanaag
———————
Degmada Ceerigaabo:- Waxa iska diiwaangaliyey 50,432
Degmada Ceel-afwayn:- Waxa iska diiwaangaliyey 12,203
Degmada Gar-adag:- Waxa iska diiwaangaliyey 17,962
Degmada Badhan:- Waxa iska diiwaangaliyey 4,625
Gobolka Sanaag:- Waxa iska diiwaangaliyey Isu geyn: 85,222 qof
Gobolka Awdal
——————
Degmada Borama:- Waxa iska diiwaangaliyey 90,496
Degmada Saylac:- Waxa iska diiwaangaliyey 26,547
Degmada Lughaya:- Waxa iska diiwaangaliyey 15,185
Degmada Baki:- Waxa iska diiwaangaliyey 14,830.
 Gobolka Awdal:- Waxa iska diiwaangaliyey:147,031 qof
Guud ahaanba tirada guud ee isku diiwaangelinay inay  codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka soo scoda ee  Somaliland ayaa waxa weeye : 873,331 qof.