Gam,ayeey Hurdada dheer.

Madaxweyne Geele oo shirkii wadamada jaamacadda Carabta uga Socday dalka Joordaan lagu soo sawiray Geele oo Hurda dheer ku raaxaysan sawirkan oo kale waxaa caan ku ahaa madaxda Qaarada Afrika markay ku shirayaan Magaalada Addis Ababa ee xarunta u ha.

Madaxweyne Geele waa markii Koobaad ee inta la ogyahay laga Helay isagoo goob shir caalami ah ka socdo seexday hurda nuucan oo kale.

Caadiyaan madaxda wadamadda reer Galbeedka hadday sidaan oo kale soo marto saxafadda dalalka reer galbeedku waxay ka sameeyaan wax yaabaha lagu qoslo ee dadweynaha lagu maaweeliyo.

Wax ceeb iyo dhib ahna uma arkaan waxaa laga yaabaa in madaxweynuhu daalay ama ku caajisay shirka oo mararka qaarkood qaada muda aad u dheer.