Faisal Cali Warabe Ma G/ye xisbi macaarid ah baa,mise G/ye xisbi maxaafid ah?

 

Mudane Faisal C.Waqraabe,waa nin ka soo dhex muuqday siyaasadda  MSL,mararna
u dartamay jagada madaxweynenimo ee dalka,hase yeeshee ku guuldaraystay. Xisbiga u
sheego inuu gudomiye ka yahay waa xisbiga UCID,xisbigas soo khilafaad badani oo dhexdiisa
ahaa ka jiray.,maxakamadna la isla tegay.
Iyada oo ay sidas tahay,waxaan mar walba ka aragna midiyaha Faisal C.Waraabe oo ka mid ah
wufuudda xukumadda,ee u dhoofaya debedda, si ay shirarl ula soo yeeshaan  dalalka debedda,
sida shirarkii maamulka iyo Khatumo  ee ay ku yesheen Itoobiya iyo Jabuuti. Hadaba su’aashu
wax ay tahay,xisbi mucaarid ah iyo maamul u mucaaridba ku yahay,sideeby shir uga wadda
qayb gali karan?.
Waxaa la isweydiinaya had iyo jeer,Faisal Cali Waraabe,mucaarid ma’ah ee waa xumin ka
tirsan xisbiga Kulmiye
Qore:Warsame