Beenlaw waa falalaw ee ka fogaadayii. (Xildhibaan Sheegtoow Xaal Qaado)

 

Adduunyadda qofkii muddo ku noolaadda,waxaa soo mara,waxyaabo fara badan,ama ha
maqlo ama indhihiisa haba ha  ku arkee,waqtigan maanta la joogana,waxaa  xoog loogu
macashaa,beenta, oo ah shay aanan cidi ku sheeganayn,dadka qaarkiina(kuwa siyaasiita
ihinna) aad u jecel yihiin,in amaanta  been ah un  dhegaystan,kuwa isfariimaya ee shacabka
cabashaddiisa ka been sheegaya,.
Metaal,waxaan u soo qadanaya,shacabka ku  dhaqan gobolka Selel(gobol ma ahee waa magac
u yaale)ee shacabka ka cabanaya dhibaatooyinka  degaankooda lagu  hayo ee ay ka mid yihiin,xaalufinta bad iyo beriba,iyo canshuurta jinni-ku-saarka ah ee kastamka Lawyacade,iyo
 waliba camal la’aaanta haysata dhalinyarberigaba leh, iyo canshuurta jinni-ku-saarka ah ee kastamkaLawyacade,iyo waliba camal la’aanta haysata dhalinyarta gobolka,markii baddii ay ka
kallunsan jireen la’aanta haysta dhalinyarta gobolka, markii ay baddii ay ka kaluunsan jireen ay buuxsay maraakiiba shisheeye oo wadata qalabka ka mannuuca ah in lagu kallusando ee jiraafl-
ka
Waxaa jira kuwa iskadhiga inay u hadlayaan,hayeeshee,danno gaar le,iskuna sheegaya inay yihiin
xildhibaano la soo doortay,gobolka,kalana hadleen madaxweynaha SL, arrinta canshuurta ee
kastamka Lawyacade,taasoo ah been cad,waayo,ma jirin dhibaano la ga soo doortay Saylac oo
ka soo jeeda gobolka Selel,.markii. xildhibaanaddii u sharaxna gobolka,laga joojiyey in laga soo doorto
degaanadda beeshu degto,waqtigas,oo ahaa 2005-tii,ilaa maanta ay kaga maqan yihiin golaha
sidas. Dhammaan xubnaha,maamulka u jooga gobolka,,ha ahaado, madaxa qaybta Booliska,ha
ahaado,madaxa qaybta ciidamdda,ha ahaado gudomiyaha gobolka,ha ahaaddaan kuwa kastamadda
gobolka,kuma jirio mid kalyia oo ka soo jeeda gobolka,sidas darteedna gobolka waa lag shaqaysta ee
looma  shaqeeyo.
Qore:Daljir