Mahad Abiib oo dalbaday in dalkiisa dib loogu celiyo+Video+Sawirro

 

 
 

Waxaa maalintii shalay shirjaraid kuqabtay magaalada Oslo ee Caasimada Norway Qaar kamid ah Jaaliyada Somaliyed ee Norway ayagoo baaq udiray Dowalda Somaliya kaasoo ay kaga codsanayaan in Mahad Abiib oo horey dowlada Norway Baaasaboorkisa dhalasha kala noqotay in dib somaliya loogu celiyo maadaama uu isagu sidaas dalbaday Dowladana ay gacan kusiiso arinkaas.
Waxaana halkaas kahadlay odayaal muctarim ka ah Norway iyo dhalinyaro oo dhamaantooda kacodasaday dolwada sidii ay Mahad Abiib Codsigiisa u tixgelinlahayd una siinlahayd shaqo maadaama uu yahay Dhaqtar wax kubartay Norway dowlada iyo dadka soomaliyeedna kafai daystaan aqoontiisa.
Ugu dambayntii Mahad Abiib oo halkaas kahadlay ayaa u mahadceliyay jaaliyada iyo dhamaan intii taageeraty xiligii uu dacwada kula jiray dowlada Norway iyo waqtiganba isagoona halkaas kusooban dhigay waraaqo cadaynaya somalinimadiisa ayna soodireen qeybo badan oo dowlada soomaaliya kamid ah laakin ay dowlada Norway diiday inay aqoosnato.