Jawaab ku socota cali Ibraahim Araaye .

 

Bismilaahi Raxmaanaraxiim,
Waxa ila habboonatay,inuu jawaab mudan yahay shirkii
jaraa’iid ee u Cali Ibraahim Araaye ku qabtay Borama. Marka uhorraysa,Caliyaw,waxaad
isleedahay meel xaadhxaadho,si aad uga mid noqotid,kuwa la soo doortan doono. mustaqbalka
Caliyaw,waxaad dhasho ahaan ka soo jeedda gobolkan dulman ee Salal loo bixiyey.ee laga
 xayiray degaanadiisi  qaar inay doorasho ka dhacdo,2005dii  markii la soo dooranayay
xildhibaanadda golaha wakiiladda.,ee musharaxiintii u sharaxna beesha Ciise ee u meteli.
lahaa golaha,walkiiladda sidii ay kaga maqan yihiin golaha.
Hadaba waxa ay su’aali ka taagan tahay,Cali Areeyaw,kuwaas ayaad ka mid ahayd,ee sidee
aad andigu keligaa uga hadhay,ayaase meteshaa,mise cadayn karta, wixii aad ka qabatay
gobolkan dulman,ee rag qayr kaaihii lugta ku walaaqayaan;Ugu dambayntiina,waxaan ku
leenahay ka bax qolka lagugu xidhay ee aad ka hadlaysid., ee Borama dhexdeedda  oo tag
meesha aad ka soo jeedid oo u hogaami shacabka aad ka dhalatay meesha u roon. ee ah inay
codkoodda siiyaan.
.
.
Midda kale baaqa aad u diraysid Ugaaska Ciise Ugaas Mustafe Moxamed ,ee aad ugu baaqadsid
inuu wax ka abaabulo doorshoyiinka ka dhici doona Soomaliland,waa mid aad ku qaldan tayhay
waayo shaqada iyo karaamadda ugaasku ma aha inuu  ku lug yeesho waxyaabaha nucas ah.
waana adiga shaqadaadii inaad ugu ololaysid  meesha ay iyaga dhani ugu jirto.
Qore;Daljir