Qaadashadda kaaraka codbixinta ee gobolka Salal

.

Sida la sheegay,waxaa ka bilaamay gobolka Salal qaadashadda kaararka codbixinta,waxaana
daha furay wasiirka cayaaraha maamulka SL,iyo ninkii horay u ahaa maayarka Saylac,ee
dhawaan laga qaaday maayarnimadda. ee lagu beddelay  ku-xigeenkiisi hore.
Hadaba su’aasho waxa ay tahay,sideebay ku dhacday nin laga qaaday maayarnimaddii u isagu
daha furo qaadashadda kaararka,wasiirka cayaarahuna isag taago,isaga oo og in hadda nin kale
yahay maayarka Saylac,taasina wax ay ka mid waxyaabaha ka jira gobolka ee ah wax aan loo
dul qaadan karin.
Midda kale beesha gobolka degta shacabkeedu waxa uu u badan yahay xoolo-dhaqato,iyo tuulo-
joog,si xoolo-dhaqatadda iyo tuulo-joogyadaba,u qaatan kararka,waan in la helo gaadiid lagu
gaadhsiiyo,haddiisa aan sidas la yeeli waa ay yaran doonta inta qadata kararka.Arrintas ayaa looga
baahan yahay inay ka hawlgalaan,waa kuwa isku sheega inay  siyaasin yihiin gobolka ka soo jeeda. Haddii kale arrintu wax ay noqon doonta,ninkii geela raacay ee maanlintii oo dhan la soo joogay ee
habeenkii geela caanihiisi laga qadiyay.
Gabagabadii iyo gunnaanadkii,hadhawba dhuranta,oo ma dhexjoogin tidha,ee waa dharaare dhacso..
Qore:Daljir