WAA GEF IYO KALA DHEERI STRATEGYADA DHUL BALAADHSIGA OROMADA iyo HABACSANAANTA REER SITTI

 

 .
Gobolka sitti oo madaxa lagalay hummaag siyaasadeed ee dhul balaadhsiga oromada iyo dagaalo isdaba joog ah oo kasocda magaalooyinka hardiin, mulli,afdem , hullaa- boora iyo biki gulufyada colaadeed ay sida joogtada ah ugu galaabixinayso oromadu waxay ka maaggantahay qorshe ay kuhirgalinayso (Oromia Strategic Map) oo ah khariirad kufadhido dhulka gobolka sitti idil ahaantii Khariirada aan aqoonsiga lahayn ee damaca iyo dhul boobka kusalaysan waxa laga helaa xarumaha dawliga ah ee Xafiisyada iyo iskoolada deegaanka oromada iyaga oo aaminsan in gobolka sitti uu yahay dhul ay oromo leedahay uu ciise kahaysto goortii ay soo ceshan lahaayeena lataaganyahay!!! Waana mawqif ay kasimanyihiin dhamaantoodba ilma oromoo idil caalimkeega iyo caameheeguba sidii ay uhanan lahaayeena waxay dajisteen qorshe sidii ay Dirdhabe iyo Ma’ayso uga faraginixiyeen ciisaha barkiga dhigtay si kafudud inay uga faramaroorsadaan 2020ka magaalooyinka aan horaw soo sheegay hadaan laga baraarugin… ciisoow dhay yeelo dhulkaagii weerar baa laguyahay shalay geegalu iyo dhuunyar hadii lamitirsaday maantana dayn baa gorgortan kujirta maxaadse ka ogtahay 2da magaalo ee AFDEM & BIKI inay kusoo qulqulaan maalin walba qoysas tirabadanoo oromo ajande qarsoon leh? Waxa kadaran maamulada 2daa magaalo oo qoyskii maanta soo galaba ku casuumo jagooyin iyo mistawaqeyaal ayna ogayn cawaaqib xumada ka iman doonto bari iyaga oo eeganayo maslaxad hunguri!! waxay ka iibiyaan fursadihii muwaadiniinta 1. Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee 2da magaalo oromo ayaa haysato 2.Barnaamijka kafaa’iidaysiga seftnetka 2daa magaalo Boqolkiiba 60 ilaa 65 waa oromo 3.Hantida aqalada iyo jagooyinka ee 2daa magaalo 40 ilaa 45 % iyagaa leh 4. Ardayda dugsiyada hoose wax kabarto oromaa ubadan 5. Raashinada taakulaynta ah ee lasiiyo shicibka iyadaa ubadan 6. Lacagaha dhalinyarada bilaa camalka ah shaqo abuurka loogu samaynayo ee miisaaniyada federaalka uga timid 300 inkabadan oo oromo ah baa laqoray!! … Waana wax laga xumaado in oromo loogu loogay biki iyo afdem sad dadkii lahaa kaqatanyahay..waxana marag madoon ah oromada nigu dhex nool inay tahay eygii ninkii korsaday dib uqaniinay waxaan ognahay ciisihii daganaa magaalada ma’ayso inay oromadii kuhoos noolaydi bililiqaysatay aqaladoodii iyo hantidoodiina kasoo barakicisay tabtii ay shalay ma’ayso ulawareegtay bay maantana afdem iyo biki kuwadaa.
W/qoray Sitti State