Rayso quuso ma taaqaan,ma’ahee,waa in ay waxqabsato.

.

Waxakasta ha la sheego,ciidkasta  ha amanto, waa mid aanan marn kasooni
40% ka badan la siin karin  gudiyadda lagu sheego inay yihiin gudiga diwaangelinta
gudiga doorashooyinka,iyo wixii kale ee lagu sheego gudiba,waayo,ma’ah kuwa
u madaxbannaan kara shaqadoodda,ee waa kuwa ka amrqaata kuwa  u tartamaya
inay madaxweynaha  maamulka. noqdan.
Waxaa muujinaya kalsooni la’aanta lagu qabi karo,dhaliilaha,ka soo yeedhaya gobolka
,Salal siyaasinta ka soo jeedda,ee ay ku dhaliilayaan gudiga kaararka codbixinta inaysan
wadin sidii loo gaadhsiin lahaa  kaararka shacabka xoolo-dhaqatada ah ee  ku nool meelaha
ka fog magalooyinka.Gobolka shacabkiisu wuxuu u badan yahay xoolo-dhaqato,watigana
ku jira waqtigii gobolku ugu kulala,ee xoolo-dhaqatadu  u hayamaan  dhinaca Itoobiya.
Inta awoodi weeyda inay hayamaan,waa ay ku adag tahay inay u soo lugeyaan magaaladda
si ay u qaataan kaarka codbixinta. Sidas awgeed,waa in loo diyaariyo gaadiid  lagu gaadhsiyo.
Druufaha ka jira gobolka, ilaa laga soo bilaabo 1960kii,markii ugu haraysay ee  doorasho
ka dhacdo dalka,ummadda gobolka ee xoolo-dhaqatadihina hayamaan,tixigelin ayaa la
siin jiray gobolka,oo waxa kuwa u tartamaya,go’aan ka gaadhi jiray Odaydhameedyadda
oo kaliya.
Sidas darteed,waa inay la wareegaan Odaydhaqmeedyadu  go’aan ka gaadhisita doorashada,
beesha kale,ee  ku dooda,gobolka waxa ka degentahay,waa inay codkooda geeyaan gobolka
ay degan yihiin ee loo yaqaan.
Qore:Daljir