Doorashadda MSL ee dig-u-dhaca badan,uma muuqato mid la mahadin doono
.
Waanan dareemine dadka kii dherga udaran,dibusocodna waa isaga.
waa halku-dhig,u abwaan dadka wax ugu sheegayay.Waxaa sidas ka dhigan,wanan la fahmine,doorashadda MSL,ee dib-u-dhaca badan,waa mid ulajeedooyin qaldan laga leeyahay,ummadda s/land horteedna,waxa fahmay dalalkii ajalnebiga ahaa ee xaga dhaqaalaha ka kalmayn jiray oo ka goostay dhaqaalihii ay siin jireen.Maamulku wuxuu ku macneeyay dib-u-dhacyadda doorashadda duurfo ku yimid dalka, sida abaaraha. Abaaruhu waxa ay keneen in dadkii horay loo diwaangeliyey,ayna ku sugnayn goobihii ay horay iskaga diwaangeliyeen,oo qolo walba meel kale ay ula hayameen,wixii xoolo u hadhay.Iyada oo sidas tahay ayay maamulkuna ku dhawaaqeen in kaararka cod´bixinta la qaato,sidas awgeed,boqolkiiba misa qaadan karta kaararka codbixinta? Sidas darteed,saw uma muuqato doorashadu mid aanan la rabin inay si cad- daalad ah u dhacdo oo lagu qanci karo. Midda kale,waxaa jira gobolo,sida gobolka Salal,oo gobol-xebeed ah waqtigana heerka kulku gaadho ilaa 45 garado iyo wax ka badan, laga hayaamo ilaa xaduudda Itoobiya,dibna waxa ay u soo hayamaan 4-5 bilood kadib. Hadhaga awoodi kari waayay,inay hayamaana qofna wagtigan um soo lugayn karo magaalooyinka si u qaato karka,kulka awgii. Sida awgeed,waxa loo baahan yahay in loo diyaariyo gaadiid lagu soo dadgureeyo.Haddii sidas aanan la yeelin,uma muuqato doorashdu mid la mahadin doono. laahay ha ina garsnsiyo Qore:warsame
|