Dagaalka Ka Socda Cabdi Geedi Waxaa Ka Dambeeya Maamulka Somaliland Odey Cabaase.

 

Dagaalka Ka Socda Cabdi Geedi Waxaa Ka Dambeeya Maamulka Somaliland Odey Cabaase

Dagaalka Ka Socda Cabdi Geedi Waxaa Ka Dambeeya Maamulka Somaliland Odey Cabaase
oo dagaalka isdaba jooga ah ee ka socda tuulada cabdi geedi ee ka tirsan degmada lughaya ku eedeeyey inay ka dambeeyaan xukuumada soomaaliland iyo xisbiga kulmiye isagoo hadalkiisa ku darey inuu dagaalkani dabada ku hayo deegaan balaadhsi ay wadaan reerka sacad muuse waa siduu hadalka u dhigee
halkan ka daawo warkan oo faah faahsan