Saylac:-Xoolo Dhaqato Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Soona Bandhigay Dhibaatooyin Ku Gadaaman

 

Xoolo dhaqatada ku nool deegaanka Gargaaro-Galbeed oo kamid gobolka Saylac ayaa cabasho xoogan ka muujiyey qaadashada kaadhadhka Codbixinta oo ay sheegeen in shaqaalihii goobahooda ka shaqaynayey ay u diideen inay siiyaan,waxaana sidoo kale ay ka hadleen xaaladooda nololeed iyo dhibaatooyinka deegaanka ku gadaaman.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka