War Deg Deg Gaadhiga Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo Daad Qaadey iyo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac

 

wasiiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha soomaaliland c/risaaq waaberi rooble + dirawalkiisii + ilaaladiisii + gudoomiyaha tuulada xariirad ayaa daad qaadey sida warar lagu kalsoon yahay hada noo xaqiijiyeen roobabkii maanta ka da,ayey galbeedka soomaaliland

wasiiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha soomaaliland c/risaaq waaberi rooble + dirawalkiisii + ilaaladiisii + gudoomiyaha tuulada xariirad ayaa daad qaadey sida warar lagu kalsoon yahay hada noo xaqiijiyeen roobabkii maanta ka da,ayey galbeedka soomaaliland ayaa waxay galaafteen gudoomihii tuulaga xariirad ALLE HA U NAXARIISTEE abubakar xasan guuleed ISAGA Goor dhaweyd la soo heley meydkiisa halka ayku dhaawacmeen wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha c/risaaq waaberi rooble iyo dirawalkiisa xassan waaberi rooble iyo askarigiisa illaaliya wasiirka askari carab dooxan qaadey gaadhiga wasiirka ayaa ahaa DOOXA WEYN EE BOON INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN daawadayaal waxay wararku intaas ku darayaan inuu hada wasiirka iyo dhaawaca kaleba loola cararey xaga tuulada xariirad oo hada xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo ama lagula tacaalayo      INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Xigasho:Lughaya24.com