Tacsi Tiiraanyo leh

Tacsi tiiranyo leh.

Waxaan tacsi tiiranyo leh u diraya qoyskii iyo qarabaydii,alle ha naxariiste Abukar
Guulet,oo ahaa maayarkii degmada Xariirad. oo ku geeriyooday,kadib marku daad
 qaaday,waxaanan ilaahay ka brayayaa inuu jannaddii fardawsa ka waraabiyo aamiin.
Inalilaahi waa inaailaahayi rajicuun.
H.M.Warsame